Stockholmteenna 2017
Stockholms stad Se allt
Stockholmteenna 2017
Stockholm si dhakhsi ah ayey u kobceysaa. Sannadka 2040 waxaa la qiyaasayaa in aannu noqonno ku dhawaan 1,3 milyan oo stockholm deggan. Kororka degdegga ah ee dadweynuhu wuxuu u baahanyahay qorshe dheer iyo sawir ulajeeddo oo waafaqsan hiigsiga magaalada ee Stockholm dhammaan loo wada simanyahay. Akhri wax dheeraad ah stockholm.se/stockholmteenna